Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar

0
Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar, C/Fataax El-Sisi. Afhayeenka Madaxtooyada dalkaasi, Danjire Basaam Raadi  ayaa xaqiijiyey inuu Madaxweyne Elsisi uu Telefoon ka...

Uhuru oo sheegay inuu ku farxi lahaa haddii Raila Odiinga madaxweyne loo dooran lahaa

0
    Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Kenya Uhuru Kenayatta ayaa sheegay in uu doorbidayay in madaxweyne loo doorto Raila Odinga isagoo sheegay in weli shaqsiga uu taagersanyahay uu yahay baba Raila. Hadalka Kenyatta ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galaya Shirka Baarlamaannada Afrika

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Guddoomiyaha  iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa...

Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Is-Miidaaminta Ee Maanta Ka Dhacay Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan ee Nacnaca ee...

Faah Faahin: Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay Qarax Lagula Eegtay Hiiraan

0
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhow ka dhacay inta u dhexeeysa deegaanada Halgan iyo Garasyaani ee Gobolka Hiiraan, sida ay sheegayaan wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka...

Wararkii Ugu Danbeeyay Kooxo Hubeysan Oo Dad Ku Laayey Masjid Ay Ku Tukanayeen

0
Kooxo hubeysan ayaa ugu yaraan 15 qof ku dilay masjid ku yaalla waqooyi-galbeed ee gobolka Zamfara ee dalka Nigeria, sida ay sheegeen dadka deegaanka Sabtidii. Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Bukkuyum ee...

Saamileyda Twitter-ka oo oggolaaday in shirkada laga iibiyo Elon Musk

0
  Saamileyda shirkadda Twitter-ka, ayaa u codeeyay in la ansixiyo heshiis lala galay, Elon Musk, si uu shirkadda ugu iibsado $44bn (£38bn). Go'aanka ayaa lagu gaaray shir gaaban oo lala yeeshay maalgashadayaasha, kaasoo...

DEG DEG:- Qarax ka dhacay degmada Baraawe & khasaaro ka dhashay

0
Wararka aan ka heleyno degmada Baraawe oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose sidoo kalena ah Xarunta rasmiga ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay...

Boqorka Cusub Ee UK Oo Maanta Xilka Loo Caleema-Saarayo, Kadib Geeridii Elizabeth

0
Boqor Charles-ka saddexaad ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa inuu yahay boqorka cusub ee UK, ka dib munaasabad lagu qaban doono qasriga St James’s ee London saacadaha soo socda. Boqorada Elizabeth...

STAY CONNECTED

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

FEATURED

MOST POPULAR

Xisbiyada Mareykanka oo si xun isugu adeegsanaya qaxootiga magan galyo doonka...

0
  Maamulka Madaxweyne Biden, ayaa guddoomiyeyaasha Jamhuuriga ee gobolada Texas iyo Florida, la barbar dhigay dadka wax tahriibiya, oo u soo daabulaya daraasiin muhaajiriin ah...

LATEST REVIEWS

9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

0
9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo hargeysa oo caasimada gobolka ah dacar budhuq ber bera gebilay AQALka.com waa shirkad ku xeel dher iibinta & kiraynta Guryaha...

Shirkii u socday Wasiirka Maaliyada iyo Maamul goboleyada wasiirqdooda maaliyada oo...

0
Sida ay xaqiijinayaan ilo wargal ah shirkii u socday wasiiradda Maaliyada heer dawlad gobaleed iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ee kasocday Muqdisho, ayaa burbur qarka...

LATEST ARTICLES