LATEST ARTICLES

Wasiiirka gadiidka iyo duulista hawada oo ka hadlay diyaaradii oo saaka...

Wasiiirka gadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar)  ayaa faah faahin ka bixiyey shil diyaaradeed oo saaka ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Oomaar ayaa sheegay in diyaaradda oo ay...

Maraykanka ayaa maalinta Axadda ah dalkiisa ka mamnuuci doona baraha bulshadu ay ku wada...

Maraykanka ayaa maalinta Axadda ah dalkiisa ka mamnuuci doona baraha bulshadu ay ku wada xiriirto ee kala ah TikTok iyo WeChat, haddii aan wax iska baddalin go'aanka madaxweyne Trump oo uusan heshiis kama dambays...

Dagaalka siyaasadeed ee ka dhalan kara geerida garsooraha Maxkamadda Sare ee Maraykanka

Garsoore ka tirsanayd Maxkamadda Sare ee Maraykanka, Ruth Bader Ginsburg, oo ahayd qof ku suntanayd u doodidda xuquuqda haweenka ayaa u dhimatay cudurka kansarka iyada oo 87 jir ah, sidaana waxa lagu sheegay war...

Weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay magaalada Beledweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in  weerar loo adeegsaday bam-gacmeed uu  xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne oo caasimad u ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Weerarka ayaa ka dhacay...

Musharax  Xuseen Cabdi Xalane ” Waan soo dhawaynayaa Raisal Wasaaraha   Cusub, waxaana leeyahay Dalka...

Wasiirkii hore ee Maaliyada Dowladii Xasan sheekh ahna Musharax u taagan Xilka Madaxweynanimo ee Soomaaliya 2021- ayaa soo  dhaweeyay Raisal Wasaaraha Cusub ee uu Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya. Xuseen Cabdi Xalane ayaa sheegay in Raisal Wasaare...

Dowlada Mareykanka oo Dowlada Soomaaliya u gacan Galisay sargaal sare oo Alshabaab ahaa oo...

Dowlada Mareykanka ayaa magaalada Muqdisho kusoo celisay muwaadin Soomaaliyeed oo heestay dhalashada dalkaasi, kaa oo horey loogu helay in uu taageero u fidiyay kooxda Al Shabaab. Mahdi Mohamed Xaashi, oo 31 jir ah ayaa waaxda...

Diyaarad ku soo dhacday garoonka Diyaaradaha Aadan Cade

Diyaarad yar oo nuuca xamuulka qaada ah ayaa goordhaw kusoo dhacday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana socda baaris ku aadan khasaaraha ka dhashay shilkaasi diyaaradeed. Sida aan wararka ku helnay diyaaradan ayaa...

TOWBADA MAQBUULKA AH & TANAASULKA SAXDA AH8

Towbada lama.aqbalo marka naftu gaarto heer ay sii baxayso , towbada waa mid furan xiligaas kahor, Tanaasul , Waa inta aad leedahay awood aad wax isaga dhiciso , waana ka hor inta aadan dagaalamin , laakiin...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in uu u tanasulay shacabka Soomaliyeed

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa hadal ka jeediyay Munaasabad casho sharaf iyo sagootin   loo sameenayay Madaxda maamul goboleedyada ayaa ka hadlay sababta uu uga tanaasulay doorashadii uu ku dhegnaa ee...

Madasha Xisbiyada Qaranka oo war ka soo saaray

War Murtiyeed goordhaw kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskii Doorashada ka gaareen DF iyo Dowlad Goboleedyada. Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegtay in ay...