LATEST ARTICLES

Golaha Wasiirrada Oo Bogaadiyay Guulaha Laga Soo Hooyay Dagaalka Argagixisada Lagu Cirib Tirayo.

0
Golaha Wasiirrada Oo Bogaadiyay Guulaha Laga Soo Hooyay Dagaalka Argagixisada Lagu Cirib Tirayo. Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanku ka gaareen howl-gallada lagu cirib tirayo nabad diidka ee ka socda qaybo badan oo ka mid ah goballada dalka. Kulanka oo uu guddoomiyay...

Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen mareykanka iyo Soomaaliya ee ku kacaya $86.7 Milyan?

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, XFS, Mohamud A. Sheikh Farah (Beenebeene), oo uu weheliyo Wasiirka Maaliyadda Dr. Cilmi Nuur iyo Danjire Andre ayaa kala saxiixday heshiis horumarineed oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, kaa soo lagu taageerayo Soomaaliya dhaqaale gaaraya 86.7 Milyan USD. Heshiiskan oo ah mid diiradda saaraya dhinacyada Horumarinta, ayaa mudnaanta waxuu siinaya: Dimuqraadiyadda, Maaamulka, Xasilinta iyo...

Somaliland: Meel ceel biyood laga qodayay oo raad shidaal laga helay

0
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in raad shidaal laga helay deegaanka Baha Dhamal  oo u dhow caasimada Hargaysa. Dareere madow oo shidaal u eg ayaa hal mar kasoo booday goob laga qodayay ceel-biyood sida lagu arkay muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada, isla markaana uu xaqiijiyay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Cabdillaahi Faarax Cabdi. "Meeshaas riig ayaa laga qodayay, oo wasaarada biyuhu...

Laba milyan oo qof oo koronto la’aan ah kadib markii ay dufaaan ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka 

0
  Duufaanta Iyan (Ian) ayaa ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka dabeylo xooggan iyo daadad ayaa qaaday bulshada ku dhaqan xeebaha Koonfur Galbeed. Barasaabka gobolka Florida, Ron de Santis, ayaa sheegay in duufaantu ay sare u kacday in ka badan saddex mitir iyo bar meelaha qaar. Waxa uu ka digay in khasaaraha uu sii socon doono guud ahaan gobolka iyadoo ku...

Nabaddoon Caan ahaa oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Nabaddoon Cilmi Hagar Guure oo kamid ah Nabaddoonada ugu caansan Gobolka Hiiraan ayaa ku dhintay dagaal Maanta degaanka Ceelqooxle ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray Ciidamada dowladda & dadka degaanka oo dhinac ah & Al-Shabaab. Nabaddoon Cilmi Hagar Guure ayaa kamid ahaa dadka hubka qaatay ee todobaadyadii la soo dhaafay Gobolka Hiiraan kula dagaalamayay Al-Shabaab, waxaana dagaalka uu ku dhintay uu...

Siyaasiyiin mucaarad ah oo Axmad Madoobe ku kicinaya dadka deegaanka

0
Siyaasiyiinta mucaaradka Jubbaland ayaa bilaabay labo kaclayn lagu dhaliilayo xukunka Axmed Maxamed Islaam ee 10 jirsaday, waxayna ku baaqayaan in isbadelo la sameeyo. Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo wasiir federaal ah soo noqday, haddana ah dadka ugu codka dheer mucaaradka Jubbaland ayaa wareysi uu bixiyay ku eedeeyay Axmed Madoobe in uu jiho wareerinayo halganka xoreynta Jubbaland “shalay wuxuu na lahaa ciidan...

Roobab Xoogan Oo Ka Da’ay Gobolada Maamulka Puntland, Xilli Ay Jirtay Abaar Baahsan

0
Roobab xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’ayey deegaano badan oo ka tirsan Gobolada dowlad Goboleedka Puntland, xilli muddooyinkii dambe ay deegaanada Maamulkaas ka jireen abaaro baahsan iyo biyo la’aan. Roobabka ayaa ahaa kuwo lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaanada Gobolada Nugaal, Mudug, Bari, Sool iyo Cayn gaar ahaan dhanka Hawdka, waxaana roobabka ay biyo farabadan dhigeen waddooyinka waaweyn...

Muwaadin Somaaliyeed oo lagu dilay dalka Mareykanka

0
Booliska magaaladda Phoenix ee dalka Mareykanka  ayaa toogasho ku dilay nin Soomaali ah oo dhagaxaan ku tuuray baabuur ay wateen ciidamada booliska, sida ay Warbaahinta u sheegeen ehellada Muwaadinka Soomaaliyeed. Alle u naxariistee Cali Cismaan oo ah 34 jir Soomaali ah oo ku noolaa magaaladda Phoenix ee gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayay booliska magaaladda Phoenix  sheegeen in uu dhagaxaan...

Dagaal ka dhacay degaan u dhow degmada Moqokori & Maamulka oo ka hadlay

0
Dagaal oogan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay degaanka Ceelqooxle oo hoostaga degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, kaas oo geystay khasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka oo dhinac ah ay weerar ku qaadeen degaanka Ceelqooxle oo kuyaalla...

Maraykanka oo muwaadiniinta ku amray inay degdeg uga soo baxaan  Ruushka

0
    Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa Arbacadii, qoraal ay soo saartay waxay walaac xooggan kaga muujisay in dadka Maraykanka ah ee haysta dhalashada dalka Ruushka, in Moscow u isticmaasho inay ka caawiyaan dagaalka ay ka waddo dalka Ukraine. "Ruushka waxaa laga yaabaa inuu diido inuu aqoonsado dadka Ruushka ah ee haysta dhalashada labaad ee Maraykanka, isla markaana uu ka hor-istaago...