LATEST ARTICLES

Somali government urged to take action against foreign agencies involved

A meeting in Mogadishu of religious leaders, civil society groups and government agencies discussed the growing problem of immorality and drug trafficking in the...

DF oo laga dalbaday iney wax ka qabato hay’adaha ajnabiga ah ee ku lug...

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Culimada, Qeybaha Bulshada iyo Hay’adaha Dowladda ayaa lagu falanqeeyay xaaladaha la xariira anshax xumada isa soo taraysa iyo...

Madaxweyne Deni Muqdisho kula kulmay Agaasime Max’ed Aadan Koofi? (Sawirro) By

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo...

Ciidamo ka tirsan Galmudug oo gadooday oo isaga baxay xeryahii Ciidanka

Dhusamareeb khilaaf iyo Gadood Salka kuhaya Gaadiid dagaal oo la isku haysto ayaa kadhex -taagan guudata 15- aad ee Ciidamada xoogga Dalka Arintaani oo soo-...

Imaaraadka iyo Israel oo ka wada hadlaya sidii loo dhisi lahaa dhuun shidaal oo...

Dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Israel ayaa diyaarinaya wado ay maraan maraakiibta oo gacan ka geysan doonta sidii loo badbaadin lahaa kharashka shidaalka ceyriin...

Wasiirkii Horte Cawad oo casuumay Lafta-gareen & DENI.

Axmed Ciise Cawad, Sii Hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweyne-yaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed. Wasiirka ayaa Siciid Cabdullaahi Deni,...

Gantaal ay soo rideen Xuutiyiinta Yemen oo ku dhacay gobolka Jizan...

Gantaal ay soo rideen Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa ku dhacay xaafad ka tirsan gobolka Jizan ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen...

Trump oo damacsan inuu “dib u huriyo colaadda Iran” si mar labaad loo doorto

Dad u badan Haween iyo Dhalinyaro rag ah ayaa Maanta waxa ay banaanbax cabasho ah ka dhigeen dhabarka dambe ee Saldhiga Booliska degmada Xamarweyne,...

Dad u badan Haween iyo Dhalinyaro oo ku Banaanbaxay Saldhiga Booliska degmada Xamarweyne,...

Wararka ka iimaanaya Degmada Xamarweyne ayaa sheegaya in halkaas ay iskugu soo baxeen Dad u badan Haween iyo Dhalinyaro, kuwaas oo  cabasho dhigeen halkaas,...

Sacuudiga oo war ka soo saaray Dumarka Aan qaadan Xijaabka

Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay qofkii fuduuliya haweenka xijaab la’aanta ah! Sacuudiga waxay kale oo ay sheegayaan in cabaayadda iyo marada madow ay tahay dhaqan...