Muqdisho (dayniiile.com)-Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa balan qaad waxqabad u sameysay isbitaalka Hooyada iyo dhalaaka ee Banaadir.

Madaxa Fulinta  Hormuud Axmed Maxamuud Yuusuf oo ka mida masuuliyiinta shirkada Hurmood ayaa u  ballan-qaadday Isbitaalka inay ka bixin doonaan  Kharash-ka Shidaalka.

Advertisement

“kadib codsgii inooga yimid Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya waxaan mar kale ku dhawaaqeynaa inaan bixin doono qarashka shidaalka ee Isbitaalka mudo sanad ah laga bilaabo November 2023 ilaa November 2024″ayuu yiri Axmed Maxamuud Yuusuf oo Madaxa Fulinta shirkada Hurmood

Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka Banaadir ayaa badanaa lagu wadaa dhaqaale ay bixiyeen hay’ado iyo shirkado.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleXukunka dilkii ka bilowday danaano
Next articleRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ganacsatada kala hadlay arimaha roobka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here