Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo hoostagta shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo Bankiga Salaam ayaa waxay magaalada Muqdisho ka furtay mashuuc xirfad iyo shaqo loogu abuurayo kun dhallinyaro ah oo la barayo kaxeynta mootada, cillad bixinteeda iyo isticmaalka Google maps-ka.

Dhallinyaradan ayaa markii ay tababarka dhameystaan waxay ka shaqeyn doonaan shirkad maxalli ah oo ka howlgasha caasimadda dalka.

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here