Hormuud Telecom oo sanadkii 2aad qaaday imtixaanka deeqda waxbarasho

0

400 oo arday oo kasoo baxay dugsiyada sare ayaa maanta u fariistay imtixaan deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom kuwaas oo buuxuiayay shuruudaha ka qeyb galka.

400 Ee Arday ayaa laga doonayaa 30ka Qof ee kaalmaha hore ka gala Imtixankaan Iyaga oo Dalbanaya jamacad kasta oo ay donayaan oo ku taala gudaha dalka qarashaadka Jamacada Iyo agabkooda waxbrasho 30-kaan arday ayaa waxaaa bixin doona Shirkada Hormuud telecom sidoo kale ardayda waxaa la siin doonaa tababaro ku saabsan taqasuska ay baranayaan.

Goobta Uu ImtixaankaanKa ka socday ayaa waxaa kormeer ku tagay Wasiiru Dowlaha Wasarada Waxbarashada Xukumda Somaliya masuulyiinta ka socday Shirkada Hormuud Telecom.

Ugu Horeyntii Waxaa Goobta Ka Hadlay Gudomiye Ku Xigeenka Hey’adda Hormuud Salam Fondetion Cabdiraxman Ibrahim Cilmi Isga oo Ka warbixiyay Imtixaankaan ay qadayaan maanta ayna tahay fursad ay ugu fa’iideynayaan ardayada leh hamiga waxbrasho ee dhameyay Dugsiyada Sare Isla markana aan awoodin In ay Iska bixiyaan qarashaadka Waxbarasho Hormuudna ay garab tagantahay mar waliba.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada Xukumda Federalka Somaliya Mudane Cabdirixmaan Maxamuud Cabdulle Oo Dhankiisa Goob Joog Ahaa imtixaanka Ayaa shirkadda hormuud ku amanay garab Istaaga ay bulshada somaliyeed xili waliba La garabtagantahay Isga Oo dhiirageliyay ardayda u farisaneysay Imtixaanka manta.

Sanadkii labaad ayay shirkadda hormuud qaadeysaa imtixaanka lagu helayo deeqaha waxbarasho ardayda ka soo baxday dugsiyada sare.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here