Dad OX 20 yahay ayaa xiligaan albaabka ku rafanaya. Dhamaan isbitaalada magalada ma qaabilayaan qof neeftu ku dhagantahay.

Shaqaaluhu waxey ku qeylinayan bugaanada daran in aanan Ambalasta laga so dajin waxey sheegayan in aysan heynin ICU.

Isbitaalka Simad oo todobadkan loo furay Cov19 bukaankanadan waa laga soo diiday in ay qaabilan.

Shaqaaluh Martiinii gurmadkii ugu dambeeyay ayeey sameynayan lkn waxaan dareema in awoodii wasaarada caafimadku yartahay.

Fadlan qeyla dhaantan hala gaarsiiyo cidkasta oo ay quseyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here