HomeWarkiiHowl-gal ka dhan ah Daacish oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad.+SAWIRRO

Howl-gal ka dhan ah Daacish oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad.+SAWIRRO

May be an image of 6 people and motorcycleCAL-MISKAAD (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya deegaanada Maamulk Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi fuliyeen howlgal ka dhan ah kooxda Daacish.
Howlgalkaan ayay ciidamadu si gaar ah uga fuliyeen lix ceel oo ka tirsan Buqa, ceelka Dhidiraley iyo Ceelka Xoomiso , khasaare ayaa la soo sheeayaa in kooxda lagu gaarsiiyay howlgalkaani.
Wararka Puntland ay kaga hadashay howlgakani ayay ku shaaciyeen in Daacish lagala wareegay Mooto iyo Sahay kale oo ay wateen.
Wararka laga helayo howlgalkaani wuxuu lagu sheegaya in ciidamadadu Sidoo kale  howlgalo ka fuliyeen togga iyo buuralayda Raqraq ee Calmiskaad, soonaha u dhexeeya Dhasaan iyo Dhaadaar ee koonfur Bari meelahaasoo ciidamadu shaqadooda la soo qabsadeen walow saraakiisha sar sare aysan faahfaahin dheeraad ah ka bixin .
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMMay be an image of 11 peopleNo photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of 11 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -