HomeWarkiiHowl-gal qorsheysan oo ciidamada Puntland ka sameeyeen toga Baalade+SAWIRRO

Howl-gal qorsheysan oo ciidamada Puntland ka sameeyeen toga Baalade+SAWIRRO

Sida goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta Puntland Ciidanka Difaaca Dowlad Goboleedka Puntland oo qaba Tababaro gaar ah ayaa howlgalo lagu soo afjaraayo firxad iyo talisyada argagixisada Daacish ay ku leeyihiin toga Baalade ee dhanka Xabley ka wada Deegaanadaasi.

Ciidanka ayaana howgalo balaaran ka sameeyay inta uu socday Howgalka Hilaac Buuraha Calmiskaat iyagoona burburiyay Talisyadii ay argagixisadu ku lahayd buuraha Cascas Dhaban-qooxle Xabley ilaa aaga Shakaala iyagoona ku howlan soo afjarid firxadka ku jira Toga baalade.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland iyo Wasiirka Ganacsiga Dowladda Puntland Axmed Shire Siciid oo marwalba garab taagnaa ciidanka sii loosoo afjaro argagixisada iyo saraakiil kale ayaa ciidanka Hogaaminayaa iyadoona ay barbar socdaan shacabka oo garab taagan ciidankooda.May be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 people and Bactrian camelMay be an image of 3 people and Bactrian camelMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -