HomeWarkiiHowlgal Alshabaab gododkooda loogu daatay Deg.Awdheegle

Howlgal Alshabaab gododkooda loogu daatay Deg.Awdheegle

Sida aan ka soo xignay warbaahinta dowlada Ciidamada gaarka ah ee Danab Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada taageerada cirka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa ku burburiyay godod iyo gabaadyo ay Khawaarijtu ku dhuumanayeen, halkaasna waxaa lagu dilay in ka badan 100 dhagarqabe oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dagaalka socda ee lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta, isla markaana lagu xaqiijinayo amniga shacabka Soomaaliyeed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -