MARKA (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Milatariga gaar ahaan guutada 14-ka Oktobar  iyo Sirdoonka NISA oo iskaashanaya ayaa howlgalo ka fuliyay deegaano hoos taga Magaalo Xeebeeka Marka ee Xaruntq Gobolka Sh.hoose.

Howl-galkaan oo dhacay saacadihii ugu danbeeyay ayaa lagu baacsanayay Alshabaab sida Dowladu sheegtay.

Advertisement

Warka dhabka Dowlada laga helayo ayaa tilmaamaya howlgalka uu intiisa badan ka dhacay tuulooyinka ku teedsan xeebta.

Ma jirto wax faahfaahin intaas ka badan oo ay saraakiisha ciidamadu bixiyeen hadii ay jiraan wax iska hor imaad ay la kulmeen ama dad ay danbiyo usoo qabteen intaba.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleShariif Sheekh Axmed oo ka hadlay dhacdadii Xerada Jen.Gordan
Next articleMaxaa ka jira in Madaxda ugu sareysa Masar iyo Itoobiya inay maanta ku kala wajahan yihiin Muqdisho iyo Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here