RUUN-NIRGOOD (DAYNIILE.COM)- Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa deegaanka ee Macawisleyda loo yaqaan ayaa iska kaashaday Howlgal ay ka fuliyeen deegaano hoos taga Degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Sh.Sh.dhexe

Goobaha Howlgalka laga sameeyay oo kala ah duleedyada Deegaanada  Daaru nimca iyo Burka Fiiqey  gaar ahaan howdka ayaa la soo warinayaa in halkaasi laga saaray miinooyin Alshabaab ay geliyeen.

Advertisement

Sida warbaahinta Dowladu sheegtay miinooyinka ayay Alshabaab rabeen inay ku dhibaateeyaan shacabka deegaanadaai ka dhaw.

Ciidamada Dowlada ee howlgalka ka qeyb qaaaltay ayaa ah kuwa  Xoogga dalka Gaar ahaan Guutada 19-aad ee Gumac,waxaana la socday  ciidamada macawisleyda.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleArdey laayay Caruur iskuulka la dhiganaysay Magaalada Vantaa
Next articleMaxay tahay talaabada uu qaaday Taliska Asluubta Puntland+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here