Ciidamada Xooga Dalka ayaa howlgalo ka dhan alshabaab waxay ka sameeyeen deegaano Hoosyimaada Gobalada Baay iyo Bokool ee Maamulka Koonfur-galbeed,
Ciidamada howlgalka fuliyay oo ah  ururka 47-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa la soo sheegayaa inay burburiyeen fariisimo kooxda Alshabaab ku lahaayeen tuulooyinka Kormari Casho gabo Gob wayn Qalamow iyo Degaanka Dhay -dhaay oo ka kala tirsan Gobolada Baay iyo Bokool.
Taliyaha ururka 47-aad ee guutada 8-aad Qeybta 60-aad Maxamed Nuur (Ahmed Dhagey) ayaa Howlgalka hogaaminayey.
” fariisimihii alshabaab ee aan weerarka ku qaadnay dhamaantood gacanteena ayayku jiraan”ayuu yiri Taliye Ahmed Dhagey.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 6 people and grassMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 people and grassMay be an image of 8 people
May be an image of 8 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people and grass
Previous articleBooliiska Somalia oo war ka soo saaray qaraxii xalay
Next articleTaliyaha Milaariga Somalia oo dalka Qadar kula kula kulmay dhigiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here