Howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ee Macawisleyda deegaanka Baraag Cali-gaduud oo 40 KM u jira degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayay ku dileen Toban dhagar qabe oo ka tirsanaa khawaarijta Al sahabaab kuwaas oo qayb ka ahaa Maleeshiyaad lagu aruurinayey degaankaas.

Ciidanka howlgalka fuliyey ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay hubkii Khawaarijta waxaana wali socda howlgal ay ciidanku baacsanayaan xubnihii ka badbaaday howlgalkaan.

Advertisement

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

 

Previous articleSayid Cali wuxuu qirtay inuu masayr dartiis u gubay guriga xaaskiisa ay ku gubatay
Next articleWararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here