War ka soo baxay Ciidamada Xoogga Dalka ayay ku shaaciyeen inay howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyeen deegaano dhaco Koonfurta GoBolka Mudug.

Howlgalkaan waxay sheegeen inay si gaar ah uga fuliyeen howdkau dhexeeya Deegaanda kala ah  Caad iyo Camaara.

Advertisement

Inkastoo aysan sheegin tira say ah oo ay Alshbaab kaga dileen ama kaga soo qabteen hadana waxay xuseen saraakiisha u hadashay Milatariga inay howlgalkaan ku baacadanayeen kooxda Alshabaab ee duurka ku dhuumaaleysta.

Dhanka Alshabaab ma jirto wax jawaab ay ka bixiyeen warkaan iyo dagaalo maalmihii ugu danbeeyay ka dhacaayay koonfurta Gobolka Mudug.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWiil Taleefoon dartiis loogu dilay Gaalkacyo
Next articleBooliiska Guri-ceel oo qabtay askari shacab dhibaateeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here