HomeWarkiiDowlada oo 2 sano kadib Alshabaab kala wareegtay deegaanka Cawswayne

Dowlada oo 2 sano kadib Alshabaab kala wareegtay deegaanka Cawswayne

Sida ay shaacisay Dowlada Somalia Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha Macawiisleyda ee degmada Ceeldheer ayaa maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Cawswayne ee gobolka Galguduud.

Hawlgalka oo si xirfadeysan loo fuliyay ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay kooxda khawaarijta ku lahaayeen deegaankaas, waxaana ciidamada la wareegeen kontaroolkii muhimka ahaa ee ay halkaasi ku lahaayeen maleeshiyaadka khawaarijta.

Intii uu hawlgalka socday, ciidamada ayaa khasaare culus gaarsiiyay maleeshiyaadkii khawaarijta ee ku sugnaa halkaasi, iyagoo sidoo kale ka kala eryay deegaankaasi guud ahaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -