Baydhaba (Baydhaba)-Sida lagu baahiyay Warbaahinta Dowlada Howlgal ay fuliyeen ciidaamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ayay ku qaarajiyeen laba dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab.
Howlgalkaan wuxuu ka dhacay Tuulada Saydheeloow oo 35 KM dhanka bari kaga aadan Magalada Baydhaba ee Xarunta Maamulka koonfur-galbeed.
Ciidamada howlgalkaan fuliyay waxay dagaalamayaasha Alshabaab ka furteen motada  labada lugood leh nuuca loo yaqaan Fekon iyo qorey gacmeedka AK 47.
Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxay howlgalo ka wadeen deegaanada duleedka ka ah Magaalada Baydhaba.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleWasiirada Maamulka Koonfur-galbeed oo maanta ka doodeen xoreynta dhulka Alshabaab ka heysto+Sawirro
Next articleDhacdo ugub ah: Wiil 10 jir ah dil iyo kufsi la isugu daray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here