HomeWarkiiHowlgal lagu dilay Sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan

Howlgal lagu dilay Sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan

Sida Warbaahinta Dowlada Somala goor dhaw oo caawa ah lagu shaaciyay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo muddo dheer lagu raad-joogay.

Howlgalkan guuleystay ayaa ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dhanka Dowlada waxay balan qaaday inay faahfaahinta dib ka sheegi doonto insha Allah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -