Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 85-aad ee guutada 77 iyo Ciidanka Deeganka ayaa Howlgal qorsheeysan oo ay ka fuliyeen inta u dhaxeeysa Deeganada Masagawaa & Waniinle kusoo qabtay horjooge Mowlid Cali dhuxuloow oo in mudo ah ka mid ahaa kooxda Khawaariijta ah gaar ahaan kuwa ay ugu yeeraan Jabhadaha .

Mowlid Cali Dhuxuloow oo si dhuumaaleeysi ah ku yimid Deeganka Waniinle ayeey Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka heleen xogtiisa ka dibna gacanta ayaa lagusoo dhigay
Waxaa uu hogaaminaayay koox nafla-caari ah oo ku dhuumaaleeysaneeyso dhulka howdka ah.

Advertisement

XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA DOWLADA SOMALI

Previous articleMaxaa looga hadlayaa shirka saaka uu leeyahay Baarlamaanka
Next articleAf Somali Maya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here