Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya loona yaqaan ATMIS ayaa maanta billaabey Wajigii Labaad ee soo dhimista Ciidamada iyagoo ku wareejiyey Saldhigga Biyo Cadde Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA).
Saldhigan oo ku yaala gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa mas’uul ka ahaa Ciidanka Difaaca Qaranka Burundi ee qaybta ka ah hawlgalka ATMIS.
Taliyaha Saldhiga Biyo Cadde, G. Dhexe Philip Butoyi, oo ka socday ATMIS gaar ahaan kuwa Dalka Burindi  ayaa si rasmi ah saldhigga ugu wareejiyay wakiilka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya
Gashaanle Muxudiin Axmed sida lagu soo daabacay barta FB uu ku leeyahay howlgalka ATMIS.
May be an image of 4 people, oil refinery and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 9 people and textMay be an image of 4 people and rhinoceros

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here