HomeWarkiiHowlgalka Midowga Yurub ee Somalia oo shaqaalihiisa abaal mariyay

Howlgalka Midowga Yurub ee Somalia oo shaqaalihiisa abaal mariyay

War ka soo baxay Xafiiska Howlgalka Siyaasadda Amniga iyo Difaaca ee Midowga Yurub (CSDP) ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay inay bilado gudoonsiiyeen qaar ka mi ah shaqaalahooda kuwaasoo lagu abaal mariyay sida hufan ee ay daacada ugu yihiin shaqadooda.

Munaasabada  Biladaha lagu bixinayay waxaa si gaar ah loogu qabtay howlwadeenadooda ka shaqeynaya howlgalka Siyaasadda Amniga iyo Difaaca ee Midowga Yurub (CSDP) ee Soomaaliya, si loogu amaano dadaalka iyo xirfadda,Xushmeynta iyo daacadnimada.

Iyada oo loo marayo khibradooda iyo ka-qaybgalkooda joogtada ah, shaqaalaha EUTM-S waxay gacan ka geystaan ​​​​taageeridda dadaallada ay hormuudka ka yihiin Soomaalida si loo horumariyo hay’adaha amniga ee karti leh, xirfad leh, iyo kuwa lala xisaabtami karo,howlgalka Midowga Yurub ee Somalia wuxuuu hambalyeynayaa dhammaan dadka helay billadaha waxayna uga mahadcelineysaa dadaalkooda iyo adeeggooda.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMNo photo description available.May be an image of crowdNo photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of textMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of text that says "EI"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -