HomeWarkiiIiraan oo Caawa weerartay saldhiga ciidamada mareykanka ee Dalka Qatar

Iiraan oo Caawa weerartay saldhiga ciidamada mareykanka ee Dalka Qatar

Milateriga Dalka Iiraan ayaa caawa weerar xaga cirka ah waxay ku qaadeen Dalka Qatar gaar ahaan saldhig Ciidanada Mareykanku ku leeyihiin dalkaasi.

Iiraan ilaa 6 gantaal ayay ku dhufatay saldhiga ee ay degan yihiin ciidamada  Mareykanka waxaana soo baxaya warar badan ok la xiriira waxa ka dhashay weerarkaasi.

Wararka ugh badan ayaa sheegaya inaaney wax khasaare ah geysan gantaalada Iiraan ay ku garaacday Dalka Qatar.

Madaxweynaha Mareykanka oo ka hadlay weerarka Iiraan ayaa u hadlay  sidii lagu yaqaanay si dabacsan isagoo muujiyay sida nareykanku nabad iyo wadahadal u doonayaan.

Trump wuxuu sheegay in weerarka Iiraan ee caawa uusan wax khasaare ah gaarsin saldhiga ay ku leeyihiin Dalka Qatar.

Trump wuxuu is bar bar dhigay weerar sidaan oo kale iiraan saldhigaas ugu qaaday sanadkii 2020kii markaasoo waxyar kadib Iiraan nabad ay qaadatay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -