HomeWarkiiIiraan oo saaka aroortii gantaalo ku weerartay Israa'iil xili xabad joojin lagu...

Iiraan oo saaka aroortii gantaalo ku weerartay Israa’iil xili xabad joojin lagu heshiiyay.

Ciidamada Milateriga Dalka Iiraan ayaa saaka aroortii hore waxay gantaalo dhowr ah ku weerareen Israa’iil xili Madaxweynaha Mareykanku shaaciyay heshiis xabad joojin inay isla qaateen IIran iyo Israa’iil kaasoo bilaabanayay saaka 7-da aroornimo.
Warar ku dhaw dhaw Iiraan ayaa sheegaya in Dowlada Iiran ka gaarsiisay duqeymaheeda ka hor waqtiga lagu balansanaa in xabad joojintu dhaqan gasho oo lagu heegay 7-da aroornimo madaama weerarkoodu dhacay 6-dii aroornimo.
Ganaataalada Iiraan ku riday Yuhuuda waxaa la sheegay inta la ogyahay inay ku dhinteen 5 israa’iiliyiin ah markii ku dhacay guryahooda kuwaasoo burburkoodana la soo bandhigay.
Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa lagu arkayay saaka burburka guryaha ay u dhaceen gantaalada Iiraan ay saaka ku garaacday Yuhuuda , muuqaalada waxaa ka mid haweeneey yuhuudiyad ah oo ku dhex ooyeysa gurigeeda oo dhulka lala simay markii uu ku dhacay mid ka mid gantaalada Iiraan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -