HomeWarkiiIiran oo ku hanjabtay inay ka jawaabi doonto Marakabkooda Ganacsi ee Mareykanku...

Iiran oo ku hanjabtay inay ka jawaabi doonto Marakabkooda Ganacsi ee Mareykanku qafaashay

Dowlada |Iiran ayaa goor dhaw ku hanjabtay inay ka jawaabi doonto weerarkii Mareykanka uu ku qafaashay markab ganacsi oo ay Iiraan leedahay.

Iiran waxay intaasi ku dartay in talaabada Ciidamada Mareykanku qaadeen ay tahay mid xadgudub ku ah heshiiskii xabbad-joojinta,sidoo kale waxay  ku tilmaameen qafaalka Markabkooda inuu yahay fal burcadbadeednimo

Dhanka kale warar kale ayaa sheegaya in Iiran Drons ku weerartay maraakiibta militari ee Mareykanka oo ku sugan aagga gacanka Cumaan oo ah isla aagii lagu qabsaday Markabka Ganacsi ee Iiran laga leeyahay,weerarkaan waxay Iiran uga jawaabeysaa markabka laga heysto.

Dhanka kale Mareykanka ayaa ku edeeyay shaqaalaha Markabka Ganacsi ee Iiran inay muddo lix saac ah iska dhaga-tireen digniinta ciidanka Mareykanka kadibna ay keentay inay ka weeraraan dhanka matoorka taasina ay u sahashay inay qabtaan,

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -