HomeWarkiiIiran oo maanta qabatay basaas u shaqeynayay Israa'iil

Iiran oo maanta qabatay basaas u shaqeynayay Israa’iil

TEHRAN (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Booliiska Dalka IIraan ayaa lagu shaaciyay inay goor dhaw qabteen shaqsi u dhashay dalkooda oo basaas u ahaa sirdoonka Israa’iil ee Mosad.

Ninkaan basaaska ah ayaa la sheegay inuu bixinayay xogta milateriga Iiraan gaar ahaan goobaha ay yaalaan gantaalada difaaca Iiraan xili uu sirta ku bixinayay internetka-ka gaar ahaan aalada whats up-ka.

Ciidamada Booliiska ayaa qabtay ninkaani xili uu xiriir qarsoodi la sameynayay sirdoonka Yuhuuda ee Mosad.

Sirdoonka Iiraan oo ninkaani kala wareegay Booliiska ayaa bilaabay baaritaan ku aadan ninkaani iyo hadii ay jirto dad kale oo gudaha Iiraan kala shaqeynayay bixinta siraha milateriga dalka Iran.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -