HomeWarkiiIiran oo shaaca ka qaaday in duqeeynta ay gaarsiin doonaan Qaarada Yurub

Iiran oo shaaca ka qaaday in duqeeynta ay gaarsiin doonaan Qaarada Yurub

TEHRAN (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Dowlada Iiran ayaa lagu sheegay inay duqeeymaha xaga cirka ah  ay gaarsiin doonaan Qaarada Yurub.

Af-hayeenka Wasaarada arimaha dibedda Iran smaeil Baghaei ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan  duqeeynta ku gaarsiin doonan qaarada Yurub.

Dagaalka u dhexeeya Iiraan oo kaligeed ah iyo Mareykanka,Israa’iil iyo qaar kale waxa uu maanta galay m,aalintii 4-aad  walina dagaalku waa dhanka hawada mana jirto dagaal  fool ka fool ah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of text

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -