Wararka ka imaanaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland ay Magaalada Garoowe ku toogteen Haweeney.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Dilkan uu  yimid kadib markii Gaari ay wateen dad Shacab ah uu dhex-galay Kolonyo gaadiid ah oo galbineysay Madaxweyne Deni, xilli uu dib ugu soo laabanayay Magaalada Garoowe.

Sidoo kale ma jiraan ilaa iyo haatan  wax war ah oo ka soo baxay taliska booliska ee maamulka Puntland eek u aadan Dilka gabdha oo looga shakiyay in ay wado  gaari ku Raran Qaraxyo.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here