HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo hawada ku celiyay ciidamadii Saciid Dani iyo Axmed Madoobe...

Madaxweyne Xasan oo hawada ku celiyay ciidamadii Saciid Dani iyo Axmed Madoobe ee Muqdisho ku soo socday

Madaxweynaha Somalia Xasan sheekh ayaa goor dhaw amar ku bixiyay in hawada lagu celiyo diyaaradaha Kismaayo iyo Garowe ka soo baxay kuwaasoo waday Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynayaasha  Maamulada Puntland iyo Jubaland  Saciid Deni iyo Axmed Madoobe kuwaasoo saaka ka soo kala baxay Garoowe iyo Kismaayo.

Madaxweyne Xasan ayaa diidan in hub lala soo galo Xamar madaama caasimadu amni tahay loona baahneyn hub fara badan oo lala soo galo sabab la”aan.

labada Madaxweyne ayaa rabay inay ciidamadaan ka soo hormaraan iyaguna beri  yimaadaan  Magaalada Muqdisho bale hada waxay u muuqataa isbadal uu inuu iman doono oo ay shirka ka baaqan doonaan madaama ilaaladooda loo diiday.

Dhanka kale waxaa macquul ah in khilaaf hor leh uu ka dhasho talaabada uu qaaday Madaxweynaha Somalia oo ka masuul ah amniga Dalka guud ahaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -