Ilhaan Cumar  oo caawa u Gudbtay Wareega Labaad ee doorasha Xildhibaanka ee Aqalka Hoose

0

Codeyn Caawa kama danbeysa aheyd ee Xildhiibaanka Aqalka Hoose ee Xilsbiga Dimoqoradiga iyadoona Doorasha lagu kala Saaray 3 Mudane oo Xilkaas u tar tamaayey

Ilhaan Cumar ayaa Heshat boqolkiiba 48

Halka Qofka ka ag dhawaa uu Helay Boqolkiiba 30 taana waxay ku Tusineysa In Ilhaan oo hada ah Xildhibaan Bisha Nufembar u tartamo Doonto mar kale


Waana gabartii ugu horeysay oo Muslin ah Laba jeer loo rajeynaayo in ay ku soo baxdo

Ilhaan ayaa u tar tameysa Xildhibaanka Xisbiga Dimoqoraadiga iyadoona Xisbigaa hadoow ku Guuleysta Doorashada guud ee Dalka Mareykanka Ilhaan loo badaniyo in ay noqoto Wasiir

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here