HomeWarkiiImaaraadka Carabta oo Ciidamadii iyo qalabkii ugu danbeeyay Maanta kala baxay Muqdisho

Imaaraadka Carabta oo Ciidamadii iyo qalabkii ugu danbeeyay Maanta kala baxay Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta duulinaadyadii ugu danbeeyay waxay Muqdisho kagala baxern Ciidamo Muqdisho ka joogay iyo qalab intaba.

Wararka ayaa tilmaamaya in diyaarad Xamuul ah Imaaraadku maanta aad ugu adeegsadeen intii ugu danbeysay ee agab iyo ciidan Muqdisho ka yaalay inkastoo ay dhici karto in wali wax aan macro lahayn u hareen.

Kala gurashadaan ayaa timid kadib markii khilaaf mudo soo jiitamayay oo u dhexeeyay Somalia iyo imaaraadka ugu danbeyn dhowr maalin ka hor  Imaaraadku u baeereen inuu ku xad-gudbo Qaranimada Somalia.

Hawada Somalia ayay si qaesoodi ah ku marsiiyeen hogaamiyaha mucaaradka Dowkada Yemen oo la baadi goobayay kadib markii looga adkaadat dagaalka Yeman xili uu doonayay inuu kala qeybiyo Dalkaasi.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -