Dowladda Imaaratka Carabta ayaa 4 Diyaaradood oo Gargaar Raashiin sida usoo direysa Somalia, Todobaadkaan ayaa laga yabaa laba Diyaarad kamid ah ay soo gaaran Muqdisho
kuwaa oo Raashiin sida waxaana loooso marsiiyay Hay’adda Laanqeerta Cas ee Imaaratka Carabta.

Inta aan la gaarin bisha Ramadan waxaa labada kale ee Diyaaradaha Raashiinka ay wadeen laga qeybin doonaa degaanada Jubaland, Puntland iyo Somaliland.

Sidoo kale QM ayaa sheegtay in 2.7M oo Qof ay Soomaali ku gaajoonayaan.

Arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili sanadkii la soo dhaafay xiriirka ay u jartay Dowlada waqtigeeda dhamaaday Dowlada Imaaraadka carabta.

Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here