Imisaa Visaha Turkiga lagu kala Iibsadaa Soomaaliya Door Intee ay Safaarada ku lee dahay

0

Dhalinyare Soomaaliyeed ayaa ku Xaniban Dalka Turkiga kuwaa oo markoodii hore ka yimid Dalka Soomaaliya iyagoona Doonayey in ay Nolol wanaagsan ka raadiyaan Wadamada Reer Galbeedka ah

Dhalinyaradaan oo Visaha lqga soo iibsaday 5000 Usd ah ayaa hada u muuqda kuwa ka shalayey oo meel ay u ciirsadaan la iyagoona Nolol xumo ku heysata Dalka Turkiga qaasatan Magaalada Tahriibka ee Stanbul

Dhalinyaradaan ayaa dadooda u dhaxeysaa 16 ilaa 30 Jir ma heystaan Hooyo ,Dalkii Gariiga ee loo Tahriibi jiray waa xirmay sidii hore maaha ma heystaan Shaqo iyo wali Hooy ay ku hooydaan

Qaar badan oo ka mid ah oo daruufaha adag ee ka jirta waxay barteen Balwad waxaa arkee markaa magaalada socotid Gabdho iyo Wiilal oo balwada ka tan badisay oo wadooyinka ku dhac dhacaya

Kooxa isku xiran oo isagu Jira Soomaali iyo Turki ayaa ka shaqeeyo Iibsiga Visaha Turkiga iyadoona halkii Dal ku gal lagu kala Iibsado 5000 Usd ah

Safarada Turkiga ee Soomaaliya door muhiim ay ku leedahay kala Iibsiga Viisaha waxaa kaloo ku jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan vDowlada Federaalka

Waxaa lagu dhameeyaa Dhowr Nooc Visaha

1 waxbarasho taa oo sida muuqata intabadan visahaa helo waxba baran una sii Tahriibaan Dalka Giriiga

2 Cafimaad Been Abuur ah oo laba Qof Viisaha lagu Qaadaayo Qofka jirada loo qoray iyo Qofka wadaayo

Hadaba maxaa la gudboon in Dowlada Federaalka in ay sameyso Baaritaan dhab ah Si xafiisyada loo Furtay Dadkana u soo saara Visooyinkana la maxkamadeeyo si loo bad baadiyo Dhalinyarada Badan ee Tahriibayo Loo bad baadiyo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here