GAZA (DAYNIIILE.COM)-Sida lagu daabacay Warbaahinta Al-jazeera waxaa Marinka Gaza saaka lagu dilay cidamo badan oo Yuhuud ah.

Afhayeenka ciidamada Israel Daniel Hagari ayaa saxaafada la wadaagay in 21 askari looga dilay weerar ka dhacay bartamaha Gaza.

Advertisement

Sidoo kale shalay 3 askari kale ayaa Yuhuuda looga dilay Gaza taasoo tirada ka dhigeysa 24 askari marka la eego 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Tani waa dhimashadii ugu badneyd ee maalinle ah ee soo gaara ciidamada Israel tan iyo markii uu bilowday weerarka dhulka Gaza dhamaadkii bishii October.

Ciidanka Israa’iil ayaa had iyo jeer sheegay in ay rumaysan yihiin in aagga Khan Younis uu noqon doono mid aad u adag,madaama ay ku tuhmayaan hogaamiyaha Xamaas, waxayna taasi caddaynaysaa dagaal xooggan oo dhulka ah.

SOURCE ALJAZEERA
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

This picture released by the Israeli army shows troops on the ground on the Gaza Strip on December 7, 2023, amid continuing battles between Israel and the Palestinian militant group Hamas. - Israeli troops battled Hamas militants on December 7 in the heart of southern Gaza's main city of Khan Yunis where a suspected mastermind of the October 7 attacks is believed to be hiding, while pressing their offensive across the besieged territory. (Photo by Israeli Army / AFP) / === RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / HANDOUT / ISRAELI ARMY' - NO MARKETING NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS == - === RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / Handout / Israeli Army' - NO MARKETING NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS == /

Previous articleSawir qaade caan ah oo isaga cararay Gaza
Next articleKULANKA GALABTA HIRSHABELLE IYO JUBALLAND

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here