In ka badan lixdan qof ayaa laa cabsi qabaa in ay dhinteen ka dib markii gantaal ay soo rideen ciidamada Ruushka uu ku dhacay shalay iskuul ku yaalla magaalada Donbas ee ku taalla bariga Ukraine.

Guddoomiyaha Gobolka Luhansk Sergei Haidai ayaa sheegay in qiyaastii shagaashan qof ooo halkaa degan ay gabbaadsanayyeen dugsiga meel dhulka hoose ah oo ku taalla iyadoo dugsigu ku yaallo xaafadda Bilohorifka.

Wuxuu sheegay in 30 qof la soo badbaadiyey isla markaana labo meyd ah halkaa laga helay Sergai Haidai ayaa sheegay in fursadaha halkaa looga heli karo dad nool kuna jira iskuulka ay aad u adag tahay

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here