INDIA: Wasiirad u geeriyootay cudurka Covid 19

0

 

Kamal Rani oo ka tirsan golaha wasiirada gobolka Uttar Pradesh, ee dalka India ayaa u geeriyootay cudurka Covid 19 saaka.

Kamal Rani oo 18kii July isbitaalka la dhigay markii laga helay cudurka, ayaa noqoneysa qofkii ugu sareeyey ee dowladda ka tirsan ee uu xanuunkaasi u geeriyooda.

Dalka India wuxuu ka mid yahay dalalka uu fara ba’an ku hayo cudurka Covid 19, iyada oo gobolka Utter Pradesh maanta keliya dadka u dhintay cudurkaasi ay gaarayaan 30 qofood.

 

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here