Sharciga waa kan hago Dalka meel looga leexdana jirin

Gudoonka Baarlamaanka waxuu joogaa hada wax ka yar Hal Asbuuc durba waxaa soo baxaayo in uu sharciga baalmarayo taas oo ka dhigan in  Dalka mugdi galaayo mar walboo sharciga la doorbido Nin jecelysi

Qodobka kooowaad uu ku tuntaa ah Gudoonka Baarlamaanka shaqsi Xildhibaan oo dhaartay walina ka qeyb galay Codeyn walina uu yahay Nabad sugid taa oo meel ka dhac ku ah sharciga kumeel gaarka ee  Somaliya madaama uu jiro sharci  diidaayo in xildhibaan isku haayo Nabad sugid iyo Xildhibaan

Gudoonka Baarlamaanka waxaa laga doonaayo in uu u yeero masuulka isku ah Xildhibaanka iyo Nabad sugida  kalana doorsiiyo labada jag in uu mid qaato

Sharciga kale uu garab maray midka awooda u siinaayey in uu magacaabo gudiga Doorashada madaama sharciga uu isaga siinaayo magacabida gudiga doorashada

Sharciga maaha in qofka sidoow rabo u isticmaalo wa amid looga baahan yahay qofka in uu ilaaliyo si Dalka uu u noqdo mid sharciga sareeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here