HomeWarkiiTirada ugu badan Alshabaabkii ka dagaalamayay Godka jilicow oo la laayay

Tirada ugu badan Alshabaabkii ka dagaalamayay Godka jilicow oo la laayay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno Xarunta ciidamada Nabad sugida ee Godka jilicow ayaa sheegaya in ciidmada qaranku laayeen intii ugu badneyn Alshabaabka ka dagaalakaya gudaha Godka jilicow.

Wararka ayaa tilmaamay in ilaa 4 ka tirsan Alshabaabka weerarka soo qaaday in ciidamada Dowldu toogteen kaliyana ay soo hareen 3 kuwaasoo dhamaantood hal qol ka dagaalamya.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in howlgalka ciidamada ay ku soo afjarayaan weerarkaani uu gabaabsi yahay islamarkaana ay ku dhawdahay in laga taqaluso sedexda harsan.

Saraakiisha Howgalka hogaamineysa ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqi doonaan daqiiqadaha soo socda soo afjarida howlgalka iyo faahfaahinta guud ahaan khasaraaha nafeed ee ka dhashay dagaalka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -