IS QAB-QABSIGA BEELAHA JUBALAND OO BILAABMAY

0

 

Musharaxa Gudoomiye ku xigeenka Degmadda BADHAADHE *Dr.Maxamed Cabdiraxmaan MURSAL*
ayaa Maanta QADO.Sharaf u Sameeyey Mid kamid ah Beelaha Dega Degmadda Badhadhe ee Jubaland.

*DR.Maxamed Cabdiraxmaan MURSAL* oo Shaacinaaye Hankiisa Musharaxnimada Gudoomiye ku xigeenka Degmadda BADHAADHE ee Sanadka 2021 Ka ayaa Ku dheeraaday Xaaladaha ay Wajahayaan Bulshada uu Xilka Kadoonaayo ee Degta Degmada Badhaadhe

Waxa uu Nasiib daro uu Kutilmaamay In Degmada Badhaadhe Heerarka Waxbarashada Iyo caafimaadkaba ay Ku Tiirsan yahiin Qaraan Dadka Degaanka u Dhashay Laga qaado.

Musharaxa ayaa Dhanka kale Ka dhawaajiyey In uu Isaga Kamid yahay Shaqsiyaadka U Taagan Sidii Loo sii Wadi lahaa Waxbarashada Iyo Daawoyiinka Lageeyo Degaanka.

Musharaxa oo Sihadlaya ayaa yiri Runtii Maqiyaasi karo Marxaladaha ay Kusugan Yahiin Bulshada aan Tirsaneyno Waxaana Iga go,an In Aan si Garab tagnaado Inta ay Marxaladaasi Ku Jiraan.

Musharaxa Oo Hadalo Qiiro leh Islamarkaana Kaqeyb Galayaasha Dareensiinaaye Xalada Degaanka ayaa Hadalkiisa Kuso Gaba gabeeye In uu Musharax ahay.

*Suldaanka Beesha Harti Suldaan AXMED NUUR JAMAC iyo ISLAAN MAXAMED CALI DHEERE loo yaqaan ASKAR* ayaa labaduba si wadajir oga hadaleen Kulankii Qadada u sameeyey Musharaxa Gudoomiye ku xigeenka BADHAADHE waxayna kulankii ka Yiraahdeen !!

Walalayaal Waxaan Idiin Sheegaynaa ln Guddoomiye Ku xigeenkii hore *YUSUF KOWNAYN* ay naga soo Gaaraan Malin weliba CABASHOOYIN Fara badan waxaana Laga soo Gudbiyey in uu Shaqadiisii ka soo bixi wayey.

Waxaan u Magacawnay Guddi soo Xaqiiya Cabashadda Shacabka reer BADHAADHE .Waxaa ay Guddigii soo xaqiijiyeen in *YUSUF KOWNAYN* uu Caruurtiisa ku korsado kaliya jagadda isla markaasna weligiis uu waxbo u qabanin Shacabka Reer BADHAADHE iyo Guud ahaan Jubaland.

Taas oo aan ku qasbanahay in *Beesha Cismaan Maxamuud* ay ka hor leexiso In uu sii ahaado Gudoomiye ku xigeenka BADHAADHE .

Dadkii Goobta ku Sugnaa ayaa Hadalka Suldaanka iyo Islaamka Ku soo dhoweeyey Sacab SACABYO iyo Marxabeyn.

Degaanadda Jubbaland iyo Gebi ahaanta Dalka Somaaliya ayaa waxaa ka bilowday Ololaha Musharaxiinta Mid Federal iyo Mid Gobol iyo Mid Degmo.

Kala socda halkan MUSHARAXIINTA SOMAALIYA 2021

 

Wariye Mustafa Cali Alcadaala

Dayniile.com

KISMAAYO JUBBALAND
.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here