HomeWarkiiIsbahaysiga Cumar C/rashiid iyo Shariif Xassan oo Dowlada ugu baaqay in bil...

Isbahaysiga Cumar C/rashiid iyo Shariif Xassan oo Dowlada ugu baaqay in bil dib loo dhigo doorashada Golaha Deegaanka ee qof & cod

War-murtiyeed ay soo saareen Isbaheysiga Dimuqraadiga Soomaaliyeed oo ay ku mideysanyihiin Cumar Cabdirashiid, Shariif Xasan Sh. Aaden iyo siyaasiyiin kale ayaa Dowlada Somalia u soo jeediyay in mudo bil kale dib loo dhigo qabashadda Doorashada Golaha Deegaanka ee qof & cod ee DFS.

Siyaasiyiintaan ayaa u sababeeyay soo jeedintooda in Ururada siyaasada la siiyo waqti ku filan oo ay isku diyaariyaan ku soo gudbiyaan liisma musharixiinta degmooyinka kala duwan.

Sidoo kale Gudiga doorashooyinka waxay ugu baaqeen inuu jawaab ka bixyo maamul Goboleedyada qaarkood oo hor taagan in ururada siyaasadu xafiisyo ka furtaan magaaloynka maamuladaasi.

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -