HomeWarkiiIsbahaysiga Mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka oo Kismaayo ku balansan

Isbahaysiga Mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka oo Kismaayo ku balansan

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Isbahaysiga Mucaaraadla Dowlada Somalia ee la baxay Golaba Mustaqbalka ayaa ugu dabeyn wacay isku raaaceen in kulankooda ugu horeeya ee gudaha Dalka uu ka dhaco Magaalada Kismaayo.

Golaha Mustaqbalka oo ay ku midoobeen mucaaraadka samatabixinta iyo labada Maamul ee Puntland iyo Jubaland oo dhawaan lagu aas aasay Magaalada Nairobi ayaa isla grtay in kulankooda koowaad uu ka dhaco Magaalada Kismaayo.

Isfahamkaan ayaa ka dhashay kulan Gudiga Golaha Mustaqbalka ay ku yeesheen Nairobi , waxa ugu muhiimsan ee ay ka wada hadli doonaan ayaa lagu sheegay inay tahay sidii ay u yeelan lahaayeen  mowqif mideysa kaasoo ay kaga hortagaan hadii Madxaweyne Xassan sameysto mudo kordhin 2 sano ah .

waxaa la xasuustaa Farmaajo xiligiisii  inuu sameystay mudo kordhin 2 sano ah  inkastoo 1 sano ay shaqeysay balse sanadkii labaad laga hor istaagay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -