HomeWarkiiIsku Aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir,

Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir,

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu sameeyey qori-tuurka isku aadka tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir, Balcad, iyo Warsheekh. Tartankan ayaa lagu asteeyey kullamo adag oo ka tirsan heerka guruubyada.
Sanadkan, tartanka waxaa ka qeyb galaya 22 kooxood, waxaana difaacanaysa degmada Kaaraan, oo sanadkii hore ku guuleysatay koobka. Waxaa la qorsheynayaa in tartanka si rasmi ah looga daahfuro magaalada Muqdisho bisha September ee sanadkan.May be an image of text that says "ISKU AADKA T DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR 2025 GROUB A KARAAN KAARAN GROUB B G-YAAOSH YAAQSHID DHW GROUB c HOWLWADAAG LORRA SMADASH RUAIAS SHIBIS DAYNIILE MANA navi XAMAR JAJAB SHANGAAI SHANGAANI HILWAA DHARKEYLEY SVECA 스년 ONDHEE BOONDHEERE BALCAD GROUB D WARTA WADAJIR WARTANABADA RABADOA GROUB E GROUB KAXDA F DAARUSALAAM GUBADLEY 限の計だ. nЛUA WAABARI WARSHIIKH 風 O.xW MAGNC/C GARASBAALEY XAMAR WEYNE CABDICAZIIZ HODAN HODAN"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -