Ra’iisul Wasaare Rooble, ayaa la filaa in uu Maanta amba qaado Wada hadalada Arimaha Doorashada Soomaaliya.

Rooble, ayaa la filaa in tego teendhaha Afisyooni, Waxaana halkaas ka dhici doono shir aysan wali kala caddayn in dhamaan dhinacyadu imaan doonaan.

Xalay Waxaa Muqdisho ka dhacay kulamo siyaasadeed oo dhamaan salka ku hayay Arinta Doorashada Soomaaliya gaar ahaan Madaxda Galmudug iyo Hirshabeele, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Warar aan helaayo ayaa sheegaya in Maalinta talaadada ay bilaaban doonaan kulamo uu qayb ka yahay Madaxweyne Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here