Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay waxa uu Noqday Madaxweyne kula hadla 30 sano kadib kumanaan qofood Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.
Advertisement
Amaanka ayaa loo adkeeyay mana jirin wax shaqaaqo ah oo ka dhacday, ama madaafiic ah oo ay soo rideen shabaab.
Madaxweyne xasan ayaa ah madaxweynihii ugu taageerida badnaa Soomaaliya oo ka Qeyb gala Xafladaas oo ay iskugu yimaadeen dad kor u dhaafaya 50 kun oo qof.
Nairobi