Ismiidamintii uu isku Sameeyey Madaxweyne Farmaajo oo wax u dhintay Damacii Muda kordhinta

0

Dowlada Madaxweyne Farmaajo ayaa aheyd Dowladii Ugu horeysay Aduunka Aaminay una arkaayey mid Samabixinkarto waxaase intaas oo dhan isku fuuqsaday 6 daqiiqa uu Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre iyo waliba Sharcidaradii Xilkq looga Tuuray

Beesha Caalamka ayaa mar qur ah Rajadii Dowladii Farmaajo Hoos u dhacday waxana meeshaas ka soo baxay Niyad Jabka Beesha Caalamka iyo waliba kalsooni daro Keeni karta in mar kale Soomaaliya lagu Celiyo kumeel Gaar

Durba Beesha Caalamka waxay Jareen Dhaqaalahii sida kalsoonida ku jirta u siin jireen Iyadoo loo Arko In Farmaajo uu Sameeyey Ismiidamin uusan ka fiirsan dalkana galisay aamin daro iyo Qalalaaso Siyaasadee

Madaxweyne Farmaajo oo damac ugu jiray Muda kordhin ayaa hada u muuqata taa in aysan u suurta galeynin madaama Deeqbixiyaasha siweyn uga soo horjeesteen

Si doo kale Dowlada Mareykanka ayaa Gabi ahaanba joojiyey qarashdhan 1.5 Biliyan oo loogu tala galay Doorashada taana waxay keentay in farmaajo Gudo iyo Dibad taageero ka waayo

Dhanka kale waxaa jira kulan Khamiista ka yeelan Doonaan Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya iyadoona la warinayo in Qaramada amidoobay la wareegi Doonto Arimaha Doorashada sidii horay uga dhacday Wadama badan oo Aduinka madaama laga Aamin baxay Dowlada Farmaajo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here