Gaza (dayniiile.com)-Sida uu hada tabinayo si live ah TV-ga Aljazera waxa duqeyn arxan daro ah lagu wadaa Caawa  shacabka Gaza ee reer Falastiin.

Wariyaha ayaa soo tabinaya in  duqeyn xooggan ku socoto si wada jir ah Koonfurta iyi waqooyiga Gaza halkaasoo bartilmaameed u ah Yuhudua.

Advertisement

Wariyaha Gaza ka soo waramaya ayaa sheegay in dhimashadu sii kordheyso oo 24 saac  gudahood dhimashadu gaartay 350 ruux oo Caruur,Dumar iyo duqowsho u badan.

Dadkaan ay laayeen waxaa ku jira kuwo ay ku duqeeyeen masaajid xili ay is lahaayeen goobaha cibaadada lama duqeyn doono.

Qaramada Midoobe ayaa maalmahaan danbe waday mooshin ama qaraar lagu joojinaayo dagaalada Gaza taasoo qorshuhu yahay in Yuhuuda lagu qasbo.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleRaashin Mucaawino ah oo loo direy Magaalada Mahadaay+Sawirro
Next articleMadaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Qubarada Milatari ee Turkiga+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here