Israa’iil ayaa la soo sheegayaa inay kordhisay duqeymaha Magaalada Rafah oo Gaza ka tirsan islamarkaana ahayd meelaha ugu nabdoon oo ay ku barakaceen reer Gaza.

Rafax waxay hadda gabaad u tahay kumanaan Falastiiniyiin ah oo barakacay balse argagaxisda dunida ugu sharta badan ee Isra’iil ayaa bilaabay inuu si duqeeyo goobahaasi si loogu diido reer Gaza meel ay ku uga nabad galaan duqeymaha.

Advertisement

Saacaddii ugu dambeysay, weeraro dheeraad ah ayaa lagu qaaday degmada Rafah ee koonfurta Gaza, halkaas oo gantaalo lala dhacay dhul-beereed ay gabaad ka dhiganayeen barakacayaal.

“Shan falastiiniyiin ah ayaa la sheegay in lagu dilay duqeyntaas, oo ay ku jiraan afar carruur ah, Tani waxay qayb ka tahay weeraro isdaba joog ah oo ka socda koonfurta Gaza gaar ahaan Magaalada Rafax oo inta kale hore uga nabdooneyd.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleGabar Itoobiyaan ah oo Caawa lagu bireeyay Magaalada Dhuusa-mareeb
Next articleTababar Xamar loogu soo xirey Ciidamo ka tirsan Ilaalada xeebaha iyo shaqaalaha dekada+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here