GAZA (DAYNIIILE.COM)-Milateriga Israa’iil ayaa bayaan ay soo dhigeen telegram-ka rasmiga ah ku sheegay in laba sargaal oo ka tirsan ciidamada Israa’iil iyo kabtan looga dilay  dagaalka Gaza.

Sida Yuhudu qiraneyso waxaa saraakiishaan iyo kabtanka la dilay kadib dagaal iyaga iyo xamaas ku dhex maray mid ka mida dhismayaasha  Gaza halkaasoo is rasaaseyn xooggan ay ku dhex martay.

Advertisement

Ciidanka ayaa ku andacoonaya in dhismuhu uu ahaa xarun istaraatiiji ah oo Xamaas ku leedahay magaalada Gaza, halkaas oo ay ku yaalleen talisyada hawlgalka iyo qolalka xakamaynta.

Inta badan warbaahinta reer Galbeedku waa qariyaan khasaaraha yuhuuda ka soo gaara dagaalka iyadoo xili kasta gaadiidna laga gubo, sidoo kalana askar looga dilo Gaza.

SOURCE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleSAWIRRO: Xulka Galmudug oo Galabta guul cajiiba ka gaaray kulankii Juballand
Next articleWAR DEG DEG AH: Hogaamiye ku xigeenka Xamaas iyo Saraakiil kale oo goor dhaw oo caawa ah lagu dilay Dalka Lubnaan+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here