QAZA (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil ayaa maanta duqeyn ku dishay  toddobo shaqaale gargaar ah kuwaasoo isugu jirey lix ajaanib ah iyo qof Falastiini ah  gudaha Gaza.

Shaqaalaha la laayay waxay u kala dhasheen Australia, Poland , UK, iyo Mareykan-Canadian ah.

Advertisement

Ra’iisulwasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu ayaa qirtay in ciidamada Israel ay mas’uul ka ahaayeen weerarkaasi.

Cambaareynta caalami ah ayaa loo jeediayay Israa’iil xili sidoo kalana ay ku baaqayaan baaritaan degdeg ah in lagu sameeyo weerarkaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Three Sequential Airstrikes Hit Vehicles

Three Sequential Airstrikes Hit Vehicles

Previous articleSh. Cabdi-Xayi oo ka hadlay halka ay ay reer Gaza u marsiinayaan lacagta ay soomaalidu iska ururineyso
Next articleQaramada Midoobe maxay ka tiri weerarka lagu laayay shaqaalaha gar-gaarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here