HomeWarkiiIsraa'ii ool weerar jawaab celin ah ku qaaday Iiran iyo Goobaha ay...

Israa’ii ool weerar jawaab celin ah ku qaaday Iiran iyo Goobaha ay garaaceen

Ciidamada Cirla Israa’iil ayaa Saala qaaday weerar ay kaga jawaabayeen midki xalay kaga yimid Iiraan walina daah faahin lagama helin khasaaraha ka dhashay.

Iiran ayaa cadeysay inay jiraan gantaalada ku soo dhamacay Magaalooyin dhowr ah sida Caasimada Tehran balse waxay beeniyeen in diyaarado Israa’iil hawadooda soo galeen,Iran waxay xustay in gantaalada Israa’iil ay ka soo rideen meel ka baxsan hawadooda.

Israa’iil mar ay ka hadlayeen goobaha ay bartilmaameedadeen ayay ku sheegeen inay ka mid yihiin xarumo shidaal iyo kuwo lagu farsameeyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Garroonka diyaaradaha caalamiga ah ee Tehran ayaa sidoo kale ka mid ah meelaha Yuhuudu duqeeyeen.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -